Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Galcad & Sarkaal ku dhintay
 Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Galcad & Sarkaal ku dhintay
Wararka

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Galcad & Sarkaal ku dhintay

by Maxamed Ajiib January 20, 2023 7 0 Comment

AA

Khasaaro isugu jira dhimahso iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar gawaari laga soo buuxiyay wayaabaha qarxa loo adeegsaday iyo dagaal toos ah oo Al-Shabaab saaka ay ku qaadeen degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warramaeen in ilaa laba Gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu weeraray Saldhigyada Ciidamada ee degmada Galcad, waxaaa halkaasi ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in weerarka iyo dagaalka tooska uu ku dhintay Taliye ku-xigeenka Kumaandooska Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) oo kamid ahaa Saraakiisha hoggaamineysay howlgallada.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaan weli ka hadlin dagaalka, balse Al-Shabaab ayaa ku sheegtay warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka inay weerarka kula wareegeen degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

 

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.