Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAR LA SUGAYAY: Zlatan Ibrahimovic Oo Sheegay Xulka Uu La Doonayo Ku Guuleysiga Koobka Aduunka…
 WAR LA SUGAYAY: Zlatan Ibrahimovic Oo Sheegay Xulka Uu La Doonayo Ku Guuleysiga Koobka Aduunka…
Wararka

WAR LA SUGAYAY: Zlatan Ibrahimovic Oo Sheegay Xulka Uu La Doonayo Ku Guuleysiga Koobka Aduunka…

by Raad Raac December 9, 2022 36 0 Comment

AA

Ruugcaddaaga kooxda AC Milan iyo xulka Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa daboolka ka qaaday xulka uu la doonayo ku guuleysiga Koobka aduunka ka socda dalka Qatar.

Wareega siddeed dhammaadka oo maanta bilaabmi doona ayay iskugu soo baxeen dalalka kala ah Netherlands, Argentina, Croatia, Brazil, France, England, Portugal iyo Morocco.

Zlatan ayaa sheegay in dalka uu la jecel yahay hanashada Koobka ugu weyn dunidu yahay Argentina sababtuna ay tahay Lionel Messi.

Messi iyo Ibrahimovic ayaa xilli ciyaareedkii 2009-10 kusoo wada qaatay Barcelona waxayna intaas kaddib ahaayeen kuwo xidhiidh dhaw leh.

Si lamid ah sida badi dunida kubadda cagta, Ibrahimovic ayaa isha ku haya koobka Qatar ka socda wuxuuna ku jawaabay mar shabakadda 433 weydiisay xulka uu taageersan yahay  Waxaan rajaynayaa in Argentina ku guuleysato koobka aduunka sababtoo ah Messi…

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.