GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
Wajiga labaad ee imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad oo saaka dib uga billowday Jaamacadda Jigjiga
Wareeggani labaad ayaa imtixaankani laga qaadayaa arday duruufo kale uga habsaantay wareeggii koowaad ee imtixaanka, kaasi oo ay saaka u fadhiisteen 47 arday.
Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga Dr. Bashiir C/laahi oo ka warbixiyay imtixaanka ayaa sheegay in ardayda isku diwaangalisay wareeggani ay intaasi ka badnaayeen balse nasiib-darro ay haddana ka maqan yihiin.