WAFDI KA SOCDA MAAMULKA SOMALILAND OO GAARAY GOBALKA SALAL
Wasiir ku -xigeenka Wasaarada Shaqada Arimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Cabdimajiid Ibraahim Muumin iyo Wafti uu Hogaaminayo oo socdaal hawleed Maalmihi ugu danbeyey ku marayey Gobolka Salal ayaa maanta gaadhay Magaalada Lawyacado.
Waxana ay Waftigu soo kormeeray goobta ay ka socoto diiwaangelinta Codbixiyaasha waxana ay masuliyiintani bulshada ku baraarujinayey sidii ay isku diiwaangelin lahaayeen