Rasomit Rasomit

Breaking News

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAFDI BALAARAN OO KA SOCDA URURKA MIDOWGA AFRIKA OO GAARAY MAGAALADDA MAQALE.
 WAFDI BALAARAN OO KA SOCDA URURKA MIDOWGA AFRIKA OO GAARAY MAGAALADDA MAQALE.
Wararka

WAFDI BALAARAN OO KA SOCDA URURKA MIDOWGA AFRIKA OO GAARAY MAGAALADDA MAQALE.

by Fitaah Diinle December 29, 2022 23 0 Comment

AA

Wafdi ballaadhan oo ka socda Ururka Midawga Afrika ayaa gaadhay magaalada Maqale. Wafdiga ayaa ukuurgalaya dhaqangalka geeddi-socodka heshiiskii Koonfur Afrika iyo Nairobi.

Wafdiga ayaa magaalada Maqale gaadhay iyadoo ay halkaasi ku suganyihiin ergayga gaarka ah ee geeska Afrika u qaabilsan Midawga Afrika madaxwaynihii hore ee Nayjeeriya Oleseengo Obosanjo, madaxwaynihii hore ee Kiiniya Uhuru Keenyaata iyo xoghayaha urur goboleedka IGAD Dr. Warqineh Gabayaw.

Kormeerka wafdiga ee magaalada Maqale ayaa salka ku haya in la jeexo jihooyinka iyo talaaboyinka xiga ee heshiiskii nabadeed ee ay gaadheen dawlada dalka iyo TPLF.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 15

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.