Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WADOOYINKA MAGAALADDA JIGJIGA OO DHERER AHAAN MARAAYO 18.8KM AYAA MAREEYSA MEEL GABO GABO AH
 WADOOYINKA MAGAALADDA JIGJIGA OO DHERER AHAAN MARAAYO 18.8KM AYAA MAREEYSA MEEL GABO GABO AH
Wararka

WADOOYINKA MAGAALADDA JIGJIGA OO DHERER AHAAN MARAAYO 18.8KM AYAA MAREEYSA MEEL GABO GABO AH

by Fitaah Diinle January 6, 2023 17 0 Comment

AA

Waddooyinka magaalada Jigjiga oo dherer ahaan dhan 18.8 km ayaa maraya meel gabo’gabo ah kaasi oo ay soo kormeereen masuuliyiinta M.M. Jigjiga iyo shirkadda dhismaha jidadka gacanta ku haysa.

Maareeyaha magaalada Jigjiga oo ka warbixiyay kormeerkani ayaa sheegay in ay soo kormeereen waddooyin ay kamid yihiin jidka sayladda, jidka 30ka, jidka Aayar haylka, ballaadhinta jidka wayn ee laamiga, iyo jidka kulliyadda caafimaadka, Kuwaasi oo meel gabo’gabo ah kudhow. Waxayna marka ay soo dhamaadaan laga faa’iidi doonaa jidadkani bilic iyo in ay fudaydiyaan iskusocodka gaadiidka iyo dadweynaha.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.