Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WADADA 200 EE KU WAREEGEEYSO MAGAALADDA HARGEYSA OO MAREEYSO MEEL FIICAN.
 WADADA 200 EE KU WAREEGEEYSO MAGAALADDA HARGEYSA OO MAREEYSO MEEL FIICAN.
default
Wararka

WADADA 200 EE KU WAREEGEEYSO MAGAALADDA HARGEYSA OO MAREEYSO MEEL FIICAN.

by Fitaah Diinle January 3, 2023 66 0 Comment

AA

Wadada 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ee Ay Fulinayso Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeytu Oo Maraysa Meel Gabogabo Ah.

03-01-2023 Hargeisa “Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud” Wadada 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ee Ay Fulinayso Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeytu Oo Maraysa Meel Gabogabo Ah.

Wadadan 200 Oo Ah Mid Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ayaa Maraysa Meel Gobogoabo Ah, Iyadoo Hadda La Dhameeyey Inay Wadada Ay Hadda Dhameeyeen 38km, Sidoo Kalana Cagafyada Ka Hawlgalayaa Ay Cadeeyeen Dhamaan Intaa Lasoo Sameeyey Ay Maanta Ufududahay Inay Dadku Mari Karaan Lana Adeegsan Karo, Iyagoo Dhinaca Kalana In Inta Hadhay Ay Ku Dhameystiri Doono Ayaamaha Soo Socda.

Wadadan 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ayaa Dhamaan Kharashka Ku Baxaya Ay Bixinaysaa Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa, Iyadoo Hawlwadeenadda Ka Hawlgalaya Wadadan Ay Iskugu Jiraan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyta Iyo Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.