Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Waa sidee xaaladda guud ee magaalada Cadaado, kadib xariggii odayaasha?
 Waa sidee xaaladda guud ee magaalada Cadaado, kadib xariggii odayaasha?
Wararka

Waa sidee xaaladda guud ee magaalada Cadaado, kadib xariggii odayaasha?

by Maxamed Ajiib December 26, 2022 7 0 Comment

AA

Guddoomiyaha maamulka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, Mudane Faarax Diiriye Warsame oo u warramayย Idaacadda Shabelleย ayaa ka hadlay xaaladda guud ee magaaladaasi, kadib markii laga xiray odayaashii heshiiska lasoo galay Al-Shabaab.

Faarax Diiriye ayaa wareysigan ku beeniyay in haatan xiisad ka dhalatay xarigga odayaashaasi ay ka taagan tahay magaalada Cadaado.

Guddoomiyaha ayaa shaaca k qaaday in arrintaas ay soo dhammaatay, isla-markaana odayaasha xiran la marsiin doono sharciga, si looga qaado tallaabo adag.

Sidoo kale wuxuu baaq u diray dadka shacabka ah, isaga oo ka dalbaday inay ka shaqeeyaan xasiloonida iyo nabadda degmadaasi.

Xarigga odayaal dhaqameedkan ayaa aad loo hadal hayey, kadib markii arrintooda si weyn loogu baahiyay baraha bulshada Internet-ka, waxaana ka hor inta aan la xirin ay warbaahinta kula hadleen magaalada Cadaado, ayaga oo sheegay inay Al-Shabaab kasoo daayeen 67 qof, kadib wadahadal ay kula galeen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

RADIO SOMIT

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 32

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.