Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. TUULADA SANQOOLE EE DAGMADDA DARROOR OO LAGA HIRGILYAY BIYO XIREYN WEEYN
 TUULADA SANQOOLE EE DAGMADDA DARROOR OO LAGA HIRGILYAY BIYO XIREYN WEEYN
Wararka

TUULADA SANQOOLE EE DAGMADDA DARROOR OO LAGA HIRGILYAY BIYO XIREYN WEEYN

by Fitaah Diinle January 12, 2023 14 0 Comment

AA

Xafiiska Horumarinta Waraabka Deegaanka ayaa xadhigga ka jaray biyo-xidheenka weyn ee laga hirgeliyay tuulada Sanqoole ee degmada Darroor.

Biyo-xidheenka ayaa waxaa si wadajira xadhigga uga jaray Wasiirka Xafiiska Horumarinta Waraabka DDS Mudane Maxamed Fataax Maxamed & Wasiirka Xafiiska Horumarinta Kheyraadka Biyaha DDS Mudane Xasan Maxamed.

Biyo-xidheenkan ayaa bulshada tuuladu aad usoo dhaweeyeen waxayna sheegeen in baahida biyo ee halkan hadda kahor ka jirtay ay aad udarnayd biyana ay udoonan jireen meelo aad uga dheer. Biyo-xidheenkan ayaa ay ka cabbi karan in ka badan 8 kun oo qoys.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 65

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.