GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
TUULADA BEERGADIID DAGMO MANAQON KARTAA HADALKA DABAGEEDNA SAX MIYAA MISE QALAD
maamulka hirshabelle waa maamulka kaliya ee aan ka fiirsanin waxa eey ku hadlayaan iyo waxa eey qorayaan
Waxyaalaha ugu badan ee lagu dhaliilo maamulkan waxaa ka mid ah magacaabid aan laga fiirsanin iyo tuulo ladhahaayo waa dagmo
Maanta oo talaado ah dabageed oo ku sugan tuulada beergadiid ayaa sheegay in beergadiida eey tahay dagmo
Sidda aan wadda ognahay dagmanimada ma ahan wax sahlan oo afka laga dhaho.
Dagmo marka la ansixinaa waxaa laga rabaa in eey soo buuxiso shuruudo farabadan oo eey ka mid yihiin qaab dhismeedkeeda , goobo caafimaad,goobo waxbarasho,ceelal,adeeg koronto oo dhameeystiran iyo kuwa badan oo aan halkaan ku xusikarin
Suaasha meesha taalo ayaa ah beergadiid dagmo manoqonkartaa mise mabuuxisay shuruudihii dagmanimo