Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. TABABARKA KOBCINTA AWOODA WARIYAASHA OO KA QABSOONTAY XAFIISKA WARFAAFINTA DDS
 TABABARKA KOBCINTA AWOODA WARIYAASHA OO KA QABSOONTAY XAFIISKA WARFAAFINTA DDS
Wararka

TABABARKA KOBCINTA AWOODA WARIYAASHA OO KA QABSOONTAY XAFIISKA WARFAAFINTA DDS

by Fitaah Diinle January 10, 2023 38 0 Comment

AA

Tababarka kobcinta Awooda Wariyayaasha iyo Xirfadlayaasha Idaacadaha(CommunityRadio) Bulshada Deegaanka ayaa ka qabsoomay xafiiska warfafinta DDS.

Waxaa Tababar loo qabtay Wariyayaasha iyo Xirfadlayasha Idacadaha Bulshada (CommunityRadio)Deegaanka tababarkani oo ahaa kii ugu horeeyey ee hal meel ah lays kugu keeno idacadaha bulshada deegaanka, ayaa socday mudo labaa cisho ah taasi oo lagu tababarey casharo muhiim u ah geedi socodka shaqo ee wariyayasha iyo xirfadlayasha ka soo qaybgalay tababarkasi.

Ugu dambayn Wasiir ku-xigeenka xafiiska warfaafinta DDS mudane Bashiir Sheekh Siciid ayaa kula dardarmay xirfadlayaashii tababarka qaatay in ay ficil ahaan u badalaan iyago ku dabaqeya adeeg bixinta ay bulshada u hayaan idacaadaha bulshada deegaanka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.