Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. TABABARAYAASHA GAARAY GUULO UGU BADAN 2022 MAXAAD KALA SOCOTAA.
 TABABARAYAASHA GAARAY GUULO UGU BADAN 2022 MAXAAD KALA SOCOTAA.
Cayaaraha

TABABARAYAASHA GAARAY GUULO UGU BADAN 2022 MAXAAD KALA SOCOTAA.

by Fitaah Diinle January 8, 2023 28 0 Comment

AA

Waxa la soo dhaafay sanad xiiso lahaa dhinaca kubada cagta iyada oo ay ciyaaro badan dheceen sanadkii 2022.

Sida ay xiddigaha iyo kooxaha loogu tiryo guulaha ay gaadheen sanadka gudihiisa waxa sidoo kale la soo saaray tababarayaasha ugu guulaha badnaaa sanadkii dhamaaday.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ahaa tababarihii guulaha ugu badan gaadhay sanadkii 2022 ee la soo dhaafay.

Klopp ayaa gaadhay 43 guul kulamadii uu ciyaaray saandkii 2022 ee tagay marka la qiimeeyo dhamaan kulamada tartamada oo dhan.

Waxa ku xiga tababarayaasha Real Madrid iyo Man City ee Carlo Ancelotti iyo Pep Guardiola kuwaas oo wada gaadhay min 37 guul sanadkii 2022.

Waxa ku xiga tababaraha kooxda PSG ee Christophe Galtier kaas oo gaadhay 32 guul waxa ku xiga Tababaraha Barcelona ee Xavi kaas oo gaaday 31 guul sanadkii tagay.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.