TABABARAHA MANCHESTER CITY OO KA FARXIYAY ARSENAL
Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa dhaleeceyn kulul u jeediyay ciyartooydiisa ka dib kulankii xalay ee horyaalka Ingiriiska
City ayaa natiijada ku rogtay Tottenham kuwaasi oo nasiinada laba gool ugu dirtay balse wiilasha Pep waxa ay ku badaleen 4/2
Arinta loolanka horyaalka waxa uu macalinka yiriโ heer ciyaareedkeena aad ayuu ugu fog yahay in aan xilli ciyaareedkaan u tartanno horyaalka Ingiriiska
โ Waa in aan soo ceshannaa tamarteeniiย wax ku oolka aheyd waayo waxaa naga horeeya Arsenal kuwaasi oo si waali ah ugu hammuun qaba horyaalka , kooxdeyda rabitaan badan kama muuqda oo la mid ah midkii xili ciyaareedyadii hore โ