Rasomit Rasomit

Breaking News

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. TABABARAHA MANCHESTER CITY OO EEDEEYAY CIYAARYAHAANADIISA QAAB CIYAAROOD-KOODA
 TABABARAHA MANCHESTER CITY OO EEDEEYAY CIYAARYAHAANADIISA QAAB CIYAAROOD-KOODA
Cayaaraha

TABABARAHA MANCHESTER CITY OO EEDEEYAY CIYAARYAHAANADIISA QAAB CIYAAROOD-KOODA

by Fitaah Diinle January 20, 2023 26 0 Comment

AA

Pep Guardiola ayaa si weyn u dhaleeceeyay xamaasad laโ€™aanta kooxdiisa Man City waxana uu sheegay in ay kooxdiisu ka fogtahay sidii ay markii hore ahaayeen kadib markii ay guusha 4/2 ah ka gaadheen Tottenham.

City ayaa 2 gool looga hor maray qaybtii hore ee ciyaarta ka hor inta ayna 4 gool ugu badalin qaybtii dambe waxana ay ku dhawaadeen in ay ka sii fogaadaan hogaamiyayaasha horyaalka ee Arsenal.

Si kastaba ha ahaatee, Guardiola ayaa aaminsan in City ay โ€œnasiib ku heshayโ€ inay garaacdo Spurs, wuxuuna sheegay in kooxdiisu ay dhibco badan lumin doonto.

โ€œHa Horayso ama Ha dambayso hadii aan sidan u sii ciyaarno waxa aan lumin doonaa dhibco badanIsagoo la hadlayay Sky Sports wareysigiisa ciyaarta ka dib, Guardiola ayaa yiri: โ€œMa dafiri karo sida aan ugu faraxsannahay (in aan ka badino Spurs) laakiin waan ka fognahay sidii aan horay ahaynโ€.

โ€œMa ahan marka la eego qaabka aan u ciyaareyno sababtoo ah waxaan u ciyaarnay si wanaagsan qeybtii hore, laakiin waxaa jira waxyaabo badan sida tartanka, waxaa jira waxyaabo badan oo aan ka fognahayโ€.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 15

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.