Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Tababaraha kooxda Chelsea Graham Potter ayaa ka warbixiyay dhaawaca Christian Pulisic
 Tababaraha kooxda Chelsea Graham Potter ayaa ka warbixiyay dhaawaca Christian Pulisic
Cayaaraha

Tababaraha kooxda Chelsea Graham Potter ayaa ka warbixiyay dhaawaca Christian Pulisic

by Fitaah Diinle January 6, 2023 25 0 Comment

AA

Tababaraha kooxda Chelsea Graham Potter ayaa ka warbixiyay dhaawaca Christian Pulisic iyo Raheem Sterling kadib guuldaradii 1-0 ee ka soo gaartay Manchester City.

Sterling ayaa la bedelay ka dib shan daqiiqo oo kaliya, waxaana la arkayay isagoo haya muruqa ka dib markii ay isku dhaceen John Stones.

Dhanka kale Pulisic ayaa sidoo kale lagu qasbay in uu garoonka ka baxo ka dib markii ay isku dheceen Stones daqiiqadii 22-aad.

Potter ayaa war cusub ka bixiyay Sterling iyo Pulisic ka dib guuldaradii City ee Stamford Bridge isagoo u sheegay beIN SPORTS:โ€Raheem waxa uu xanuun ka dareemay dhabarka lugtiisa markii uu isku dayay in uu cidhib dambe baas ku dhiibo waxa ay ahayd tallaabo la yaab leh iyo xaalad la yaab leh sidaas darteed wadnaha ayaan farta ku haynaaโ€.

โ€œRaheem waxa uu dareemay daqiiqadii ugu horeysay ee ciyaarta. Ka dib Christian waxaan rajeyneynaa in uuna ahayn mid aad u xunโ€.

Dhaawacyada Sterling iyo Pulisic ayaa noqonaya kuwii ugu dambeeyay ee soo gaadha xiddigaha chelsea iyada oo kooxdu haatanba la daalaa dhacayso dhaawacyo badan.

Nโ€™Golo Kante (cawga), Reece James (jilibka), Edouard Mendy (garabka), Wesley Fofana (jilibka), Armando Broja (jilibka) Ruben Loftus-Cheek (canqawga), Ben Chilwell (muruqa) iyo Mason Mount (jug) ayaa dhamaantood kooxda haatan dhaawac uga maqan.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.