Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. TABABARAHA KOOXDA BASIKTES OO SHEEGAY IN MANCHESTER UNITED KI DHAWDAHAY CIYAARYAHAAN WOUT WEGHORST
 TABABARAHA KOOXDA BASIKTES OO SHEEGAY IN MANCHESTER UNITED KI DHAWDAHAY CIYAARYAHAAN WOUT WEGHORST
Wararka

TABABARAHA KOOXDA BASIKTES OO SHEEGAY IN MANCHESTER UNITED KI DHAWDAHAY CIYAARYAHAAN WOUT WEGHORST

by Fitaah Diinle January 8, 2023 9 0 Comment

AA

Tababaraha Kooxda Besiktas Senol Gunes ayaa sheegay heshiiska Wout Weghorst uu u dhaqaaqi karo Manchester United uusan ahayn heshiis la dhameeyay laakiin kooxda Turkiga ay k fiirsan doonto in ay xiddiga u ogolaato in uu boxo bishan.

Warar soo baxay fiidnimadii Sabtida ayaa sheegaya in Red Devils ay horumar la taaban karo ka sameyneyso wadahadallada ay kula soo saxiixaneyso weeraryahanka reer Netherlands kaas oo haatan amaah uga maqan kooxda Burnley.

Tababaraha Man United ee Erik Ten Hag ayaa si aad ah u doonaya in uu kooxdiisa keeno weeraryahan cusub suuqa January kaas oo buuxiya booska Ronaldo.

Si kasta ha ahaatee heshiiska Weghorst ayaa noqon kara mid adag maadama ay Besiktas u baahantahay in ay kansasho heshiiska xiddiga wakhti ka horeeya wakhtigii hore.

Kooxda reer Turkey oo dookha u haysata in ay 10 milyan kula wareegto xiddiga 30 jirka ah ayaa la dhacsan qaab ciyaareedkiisa aadka u fiican.

Markii wax laga weydiiyay wararka ayuu tababaruhu ku jawaabayโ€Weghorst waa ciyaaryahan muhiim noo ah, kaliya taageerayaasha ma macasalaamayn karo, marka hore waa in uu la hadlo kooxdaโ€.

โ€œWaan maqlay horumarkan oo kale, laakiin ma cadda. Waxaan ka fiirsan doonaa in uu boxo laakiin waa marka aan la hadlo isaga iyo kooxdaโ€.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.