Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Somaliland Way Horumaraysaa Meel Adag Ayaana Laga Soo Bilaabay….
 Somaliland Way Horumaraysaa Meel Adag Ayaana Laga Soo Bilaabay….
Wararka

Somaliland Way Horumaraysaa Meel Adag Ayaana Laga Soo Bilaabay….

by Raad Raac January 12, 2023 36 0 Comment

AA

Siyaasi Professor Maxamed Siciid Gees ayaa sheegay in sida qudha ee wax lagu badali karaa ay tahay Doorasho, balse aanay cidina waxba ku helaynin anigaa reer hebel ah.

Maxamed Siciid Gees oo shalay u Waramayay Warbaahinta qaranka ayaa waxa uu tilmaamay in aan loo baahnayn in Warbaahinta laga sii daayo wixii Umadda cadaawad iyo nacab ku dhex abuuraya.

Maxamed Gees oo Arimahaasi ka hadlayayna Waxa uu yidhi “Hadii nabed la helo wax waliba waa hagaagayaan, Maalmahan waxa aan arkayay Siyaasi qabyaalad ka hadlaya qabyaalada odayaasha Miyiga ayaa loo daayaa.laakiin marka ay dawlad tahay qabyaalad malaha wadada la dhiso waala wada marayaa Dhakhtarka cid kastaa waa tagaysaa Biyaha waa la wada cabayaa, Magaalada qabiil ma shaqaynayo Xisbiyo ayaynu furanay waa doorasho. Somaliland hore ayay u maraysaa meel adag ayaa laga soo bilaabay meel fiican ayay joogtaa, Dhalinyarada ayaana leh mustaqbalka,hadala qaar aan la duubin ayaa jira wixii Umadda cadaawad iyo nacab ku dhex abuuraya haka ka soo daynina Telefishanka, meeshan oo dunsan ayaanu joognay Maanta daarahaa quraaradaha leh ayaa ka dhisan,”.

Sidoo kale Prof.Gees ayaa waxa uu tilmaamay in reer hebela waxba lagu helayn.Waxaana uu yidhi”Sida qudha ee wax lagu badali karaa waa doorasho,wakhtigii qoriga la qaadan jiray waala dhaafay anigaa reer hebela waxba lagu heli maayo,waa in lays Diwaangaliyo oo doorashada laga qayb galo.Dastuurkii ayaa dalka looga codeeyay oo tuulo kasta la geeyay intaas oo doorasho ayaa dhacday

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.