Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Somaliland Oo Kordhisay Cashuurta Ay Ka Qaado Jaadka Itoobiya, Hoosna Udhigtay Cashuurta Miirooga…
 Somaliland Oo Kordhisay Cashuurta Ay Ka Qaado Jaadka Itoobiya, Hoosna Udhigtay Cashuurta Miirooga…
Wararka

Somaliland Oo Kordhisay Cashuurta Ay Ka Qaado Jaadka Itoobiya, Hoosna Udhigtay Cashuurta Miirooga…

by Raad Raac January 22, 2023 10 0 Comment

AA

Somaliland ayaa kordhisey cashuurta ay ka qaaddo Jaadka uga yimaada Itoobiya halka ay hoos udhigtay cashuurta qaadka uga yimaada wadanka Kenya.

Somaliland ayaana halkii kiiloo ee jaadka Itoobiya ku cashuuri jirtay  SLSH11000 halka imika ay ka dhigtay SLSH 28000.

Dhanka kale Somaliland waxay hoos udhigtey cashuurta jaadka Mirooga ee Kenya oo markii Hore halka kiiloo ahaa (1KG)  ahaa SLSH 39,000 oo isna Immika laga dhigey SLSH 28000.

Sidoo kale waxa la sheegayaa in Itoobiya dhankeeda kordhisey cashuurta jaadkeeda yimaadda Somaliland.

Somaliland ayaa cashuurta jaadka Itoobiya ka heshey cashuur ku dhaw $50 million Sannad kii, halka lacagta jaadka ay reer Somaliland ku iibsadaan ee Itoobiya loo diro lagu qiyaaso in ku dhaw $500 million sannadkii.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.