Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Somaliland Ma Cadaw Ayaa Ku Soo Duulay Mise Xasuuq Ayey Ka Gaysatay Laascaanood?
 Somaliland Ma Cadaw Ayaa Ku Soo Duulay Mise Xasuuq Ayey Ka Gaysatay Laascaanood?
Wararka

Somaliland Ma Cadaw Ayaa Ku Soo Duulay Mise Xasuuq Ayey Ka Gaysatay Laascaanood?

by Raad Raac January 10, 2023 6 0 Comment

AA

Somaliland Ma Cadaw Ayaa Ku Soo Duulay Mise Xasuuq Ayey Ka Gaysatay Laascaanood?ย 

 

Boqor Buurmadow, oo la waydiiyey in Somaliland Cadow iyo dawladdo shisheeye isu soo bahaysteen iyo inuu Somaliland la jiro oo difaacayo ayaa ku jawaabay;
“Adeer Somaliland Cadow iyo waxaa aad sheegayso waxba kama jiraan, waxa aannu ognahay ee ka hadlaynaa waa in Shacabkii Laascaanood la Xasuuqay oo la geliyey laba guuto labadaa guuto oo ay kala wateen laba nin oo reer Hargeysa ah oo la kala yidhaahdo Ahmed Aakhiro iyo Indho yare.
Waxa aannu ka hadlaynaa waa in suuqyada iyo Masaajidada lagu laayey shacab aan hubaysnayn oo waxba galabsan. Waxaanu ka hadlaynaa waa in la laayey Culimadii, Aqoonyahankii, Haweenkii iyo Caruurtii reer Laascaanood.
Waxaan ka hadlaynaa in raggii labada guuto watay ee Muuse Biixi oo toos u laayey 21 qof, halkii laga soo qaban lahaa in Muuse doonayo inuu iska hor keeno Habarjeclo iyo dhulbahante oo ninkii u dambeeyey ee dhashiikaha lagu dhuftay loo soo qabtay laba nin oo Sulomadow ah oo aan waxba ridin; taasoo uu uga jeedo inuu isku dhufto dadka Ood wadaagta ah.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.