Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka hadlay Xaalada Laascaanood….
 Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka hadlay Xaalada Laascaanood….
Wararka

Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka hadlay Xaalada Laascaanood….

by Raad Raac January 1, 2023 6 0 Comment

AA

Wasiir hore  Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa ka hadlay Mudaharaaddo iyo rabshado dhimasho keenay oo ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo lagaga soo hor jeedo dilalka ka dhaca magaaladaas.

Baashe Cali Jaamac ayaa waxa uu ugu baaqay Dadweynaha Magaalada Laascaanood in ay is dajiyaan, waxaana uu intaasi ku daray in Xukuumadda looga  baahanyahay in ay qaado talaabooyin degdega.

Baashe Cali Jaamac oo Arimahaasi ka hadlayayna Waxa uu yidhi “Dadweynaha waa kaceen Ciidamada ayaa isku dhaceen Madaxweynuhu si fiican ayuu  xaalada uga hadlay, waxaana aanu ku dadaalaynaa in Xukuumadda dadka la hadasho. anaga dareenkooda ka turjumayna ayaan dawlada la hadlaynaa, khasaare dhimasho iyo dhaawaca ayaa dhacay waxa aan tacsidaynayaa dadkii ku dhintay kacdoonkan waxaana aan ka fikiri doonaa anaga oo ah dadkii  deegaanka in Dawlada aanu isla meel dhigno sidii  wax looga qaban lahaa  oo xal looga gaadhi lahaa,”.

Sidoo kale Baashe Cali Jaamac ayaa waxa uu fariin u diray Dadweynaha Reer Laascaanood.Waxaana uu yidhi”Dadweynaha waxa aan  ka codsanayaa  in ay is dajiyaan waxyaabo badan waa looga  garaabayaa,dawlada talaabooyin degdega in ay qaado.waxa aanu doonaynaa in dawlada la hadalno si miyir qabta arinta lagu soo dabaalo.waxa jira kooxo doonaya in Maamulka Somaliland ka hirgalin markaa dada dano  leh ayaa soo abaabulay

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.