GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
SHIRKA SIYAASADA IYO AMNIGA DDS OO KA FURMAY MAGAALADA JIGJIGA
Shir lagaga wada hadlayo xaaladda siyaasaddeed iyo amni ee Dalka iyo Deegaanka ayaa ka furmay magaaladda Jigjiga.
Shirkan waxaa hoggaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee Dalka, mudane Aadan Faarax Ibraahim iyo Madaxweynaha DDS mudane Mustafe Muxummed Cumar.
Shirkan ayay kasoo qayb’galeen hoggaaminta heer deegaan, goboladda, maamul-magaalooyinka iyo degmooyinka.