Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. SHIRKA QIIMEYNTA WAXQABADKA 6 BILOOD EE LA SOO DHAAFAY OO KA QABSOONTAY MAGAALADDA GODAY
 SHIRKA QIIMEYNTA WAXQABADKA 6 BILOOD EE LA SOO DHAAFAY OO KA  QABSOONTAY MAGAALADDA GODAY
Wararka

SHIRKA QIIMEYNTA WAXQABADKA 6 BILOOD EE LA SOO DHAAFAY OO KA QABSOONTAY MAGAALADDA GODAY

by Fitaah Diinle January 10, 2023 76 0 Comment

AA

Godey: Magaalada Godey waxaa ka furmay qiimaynta warbixinta waxqabadka lixda bilood ee lasoo dhaafay ee Maamulka Magaalada Godey.

Kulankan oo uu shir gudoominayay ku-xigeenka duqa Maamulka Magaalada Godey mudane. Maxammed Ibraahim ayaa lagu eegayay waxqabadkii kala duwanaa ee u qabsoomay xafiisyada kala duwan lixdii bilood ee lasoo dhaafay iyo sixidda dhaliilaha jira si bulshada loo siiyo adeeg hufan.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.