Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. SHIR LOOGA HADLAAYAY DOORKA AQOON-YAHAANADA DALKA OO KA FURMAY JAAMACADDA QABRIDAHAR.
 SHIR LOOGA HADLAAYAY DOORKA  AQOON-YAHAANADA DALKA OO KA FURMAY JAAMACADDA QABRIDAHAR.
Wararka

SHIR LOOGA HADLAAYAY DOORKA AQOON-YAHAANADA DALKA OO KA FURMAY JAAMACADDA QABRIDAHAR.

by Fitaah Diinle December 30, 2022 43 0 Comment

AA

Shir wadatashi ah oo diiradda lagu saarayay doorka aqoonyahanka dalku ku leeyihiin dhismaha dalka ayaa ka furmay jaamacadda Qabridahar.

Kulankan oo ay kasoo qaybgalleen wasiiru dawlaha wasaaradda ganacsiga ahna gudoomiyaha guddiga sare ee Jaamacada Qabridahar mudane. Indalamu Mokonen, Madaxwaynaha Jaamacadda Qabridahar Eng. C/fataax Axmed Raabbi, Gudoomiye Ku-xigeenka gobolka Qoraxey Mudane. C/raage Maxamed oo ay weheliyaan madaxweyne ku-xiggeennadda jaamacadda, maamulka iyo macalimiinta ayaa waxaa lagaga wada hadlayay sidii dhismaha dalka looga wada qayb qaadan lahaa.

Shirkan oo socon doonna mudo 4 cisho ah ayaa lagaga doodi doonaa sidii aqoonyahanka dalku gaar ahaan ka jaamacadda qabridahar ay uga qeybqaadan lahaayeen dhismaha dalka.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.