Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Burnley…
 Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Burnley…
Cayaaraha

Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Burnley…

by Raad Raac December 21, 2022 78 0 Comment

AA

Tabbare Erik Ten Hag ayaa lagu soo waramayaa in uu khamaar weyn galinayo xiddigihii soo ciyaaray kooxda Adduunka xilli uu raadinayo koobkiisii ugu horeeyay ee Man United muddo 5 sano ah.

Tababaraha reer Holland ayaa kooxdiisa caawa hogaamin doona kulankoodii ugu horeeyay ee Rasmi ah kadib dhamaadkii koobka adduunka marka ay wareega 16-ka Carabao cup la ciayarayaan kooxda Burnley.

Iyada oo 9 ka mid ah xiddigaha kooxdiisa ay Salaasadii ku soo laabteen tababarka kadib markii ay soo dhamaysteen koobkii adduunka, Ten Hag ayaa garan la’a si uu wax u xaliyo ama in uu halis galiyo.

Kabtanka Man United Harry Maguire ayaa ka mid ah xiddigaha uu Ten Hag halista galinayo kadib markii uu ciyaaray dhamaan kulamadii xulka England ee koobka adduunka.

Wargayska The Sun ayaa saadaliyay in uu Ten Hag samayn doono go’aano lama filaan ah kana mid yahay in uu daafaca ka ciyaarsiiyo xiddiga McTominay.

Hadaba halkan hoose kaga bogo shaxda laga yaabo in ay Man United kaga hor tagi karto Burnley.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.