SHAQAALAHA KA SHAQEYN DOONO ARIMAHA DIIWAAN-GILINTA CODBIXIYAASHA DOORASHOOYINKA JSL OO LOO DIRAY GOBALKA MAROODI-JEEX
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex u kala diray shaqaalaha ka hawl-gali doona diiwaan-galinta Codbixiyeyaasha oo bari dalka ka bilaabmi doonta.