Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. SHACABKA MAGAALADDA WARDHEER OO U MAHAD CILIYAY DOWLADDA MADAXWEYNE CAGJAR.
 SHACABKA MAGAALADDA WARDHEER OO  U MAHAD CILIYAY DOWLADDA MADAXWEYNE CAGJAR.
Wararka

SHACABKA MAGAALADDA WARDHEER OO U MAHAD CILIYAY DOWLADDA MADAXWEYNE CAGJAR.

by Fitaah Diinle December 31, 2022 12 0 Comment

AA

“Mashaariico horumarineed oo dawladihii ka horreeyay xukuumaddan ay noo garan waayeen ayay xukuumadani noo hirgelisay waana uga mahad-celinaynaa waliba si kal iyo laab ah”, Shacabka magaalada Wardheer.

Kulan uu Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar la qaatay qaybaha kala duwan ee shacabka magaalada Wardheer ayay ku boggaadiyeen mashaariicaha mugga leh ee xukuumaddu maanta xadhiga ka jartay, waxa ayna ku tilmaameen mashaariico ay xaq ulahaayeen bulshadu oo ay xukuumadani garowsatay waana uga mahad-celinaynaa kuna amaanaynaa ayay yidhaahdeen.

Boggaadinta kaddib waxa ay shacabku ka codsadeen xukuumadda adeegyo horumarineed oo wali shacabku ay tabayaan.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 35

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.