Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. SABABTA GUUSHA BARCELONA AY KA GAARTAY KOOXDA ATLETICO
 SABABTA GUUSHA BARCELONA AY KA GAARTAY KOOXDA ATLETICO
Cayaaraha

SABABTA GUUSHA BARCELONA AY KA GAARTAY KOOXDA ATLETICO

by Fitaah Diinle January 9, 2023 94 0 Comment

AA

Ka dib ciyaar deg degsiimo laheyd , Barcelona ayaa guul hal gool aheyd waxa ay ka gaareen Atletico oo ay marti ugu ahaayeen kulan La Ligaha Ah .

Sheekada qeybta hore: Barcelona ayaa Atletico Madrid  Nasiinada ugu dirtay hal gool uu daqiiqadii 22-aad saxiixay  Dembele, waxa ayna labada koox soo bandhigeen ciyaar deg degsiimo leh .

Barcelona ayaa ku biloowday cadaadis iyo isku balaarin cajiib aheyd gudaha garoonka ah  xilli Atletico u janjeereen danka daafaca balse kullamaa weerar soo qaadaan halis ayay ahaayeen marna goolhayaha ayaa u diiday oo bad baado cajiib ah sameeyay

Atletico waxa ay aad ugu xooganaayeen kubadaha rogaal celiska ah iyadoo guud ahaan qeybtaas hore aheyd mid kubadda la iska boobayay .

Barcelona waxa ay ka faa`ideysteen isku dhex yaacsanaan ka muuqatay Atletico oo go`aano qaldan qaadanayay balse waxa ay ka sheegteen in kubadda durba cagtooda ka baxeysay ,

Garabka middig koox Atletico halis ayuu ahaa waana meesha laga dhibaateeynayay kooxda tababare Xavi .
Soo laabasadii, Atletico cadaadis ayay ku soo galeen labada kooxna isuma aysan ogalaaneyn in kubadda cagta ku daahdo waana kaga filan karay gool .
Barca waxa ay ka sheegteen qasaarinta fursadda balse kubadda waa ay gaarsiinayee aagga goosha kooxda Atletico Madrid kuwaasi oo dhankooda rogaal celis maciin bidiyayy xilli goolhayahana uu hortaagnaa.
Barca waxa ay ka sheegteen go`aan qaadasho qaldan marka kubadda afka hore keenaan balse guud ahaan waa wacnaayeen xilli Atletico iyana gaabis ka noqdeen afka hore  iyadoo Barca daqiiqaddii 72-aad dhaliyeen  gool balse VAR ayaa diiday .
Barca iyaga ayaa ku sareeyay maamulka kubadda  heer dhan %60 balse gool labaad dhib ayuu ku ahaa mar waliba oo ay kubadda dhisaan iyadoo Atletico dagaal dheeraad ah wadeen .
Si waliba , waxa ay ciyaarta ku dhamaatay halkaas gool ee ay Barca guusha ku gaareen iyadoo Atletico dadaaleen waqtigii geerida balse nasiibka ma caawin waxa ayna Barca sidaas ku qabteen hogaanka oo ay ku hayaan 41 dhibic halka Real oo ku xigta leeyihiin 38 dhibic

Waxaa xusid mudan in waqtigii dheeriga  fowdo ay dhacday , labada dhinac waxaa kaarka cas laga siiyay

 Savic iyo Torres  iyadoo Arojo uu Atletico u diiday goolka bar bar dhaca oo xaqiiq ahaa .

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.