Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Ruushka Oo Xoojiyey Xadka Kala Dhexeeya Yukreyn Iyo Weeraro Cusub Oo Laga Filayo…
 Ruushka Oo Xoojiyey Xadka Kala Dhexeeya Yukreyn Iyo Weeraro Cusub Oo Laga Filayo…
Wararka

Ruushka Oo Xoojiyey Xadka Kala Dhexeeya Yukreyn Iyo Weeraro Cusub Oo Laga Filayo…

by radiosomit December 10, 2022 14 0 Comment

AA

Dalka ruushka oo sii xoojiyey xududka u dhexeeya Dalka yukreyn  sidey ku soo warameyso Hay’adda sirdoonka dalka Ingiriisku.

Waxa Maalmihii ugu danbeyey uu dalka ruushku aad u adkeyey Xuduudihiisa u dhexeeya dalka uu dagaalka kula jiro ee Yukreyn, kuwaas oo ka cabsi qaba Weeraro kaga imaada dhinaca Dalkaas

Waxayna warbixintu intaa ku dareysaa, in dalalka yurub ay ilaa maanta u diyaar yihiin Taageeradda iyo garabistaaga Waddanka yukreyn iyagoo ku eedeynaya Dalka ruushka in uu  khalad ku weeraray, waxana uu Madaxweynaha dalka  Ruushku uu ku Amrey Dhamaan ciidamada qalbka sida ee wadankaa iyo waliba wadniyiinta kale  in ay heegan ugu jiraan, cidii dooneysa in ay wax carqaladda ka dhex abuuraan wadankooda.

Waxaana ilaa goortu dagaalku bilaamey uu madaxweyne  putin  uu Xil iska saarey siduu u Adkeyn lahaa Xuduudihiisa iyo waliba ciidamadiisa kala duwan ee Qalabka sida.

Warbixintu wax kale oo ay sheegtay  In dhamaan dawladaha taageeraya Dalka Yukreyn ay diyaar u yihiin, Taageerada Dhaqaale iyo Waliba Qalbeynta ee ay siinayaan Dalkaas, Taas oo mar walba wuu dalku ruushku Canbareyn weyn u soo jeediyo.

Nato oo uga Digtay Yukreyn Weeraro cusub oo uu dalka ruushku ku soo qaadayo, isagoo imika sii Adkeyey Xeeladihiisa Kalee Difaaaca.

Xogeyaha guud ee  Nato  Jens Stoltenberg ayaa sheegay In uu Dalka ruushku qorsheynayo Weeraro culus oo uu ku soo qadayo yukreyn.  isla bilwaga Sanadka Cusub,iyagoo ka cadheysan gacansiinta iyo Garab-joogsiga Dawladaha Ku midowbey Isbahaysiga Nato.

Waxa kale oo ay Helayaan Fariimo iyo hanjabaadyo kaga imanaya Dhinaca Dawlada Ruushka, gaar ahaan Safiirada iyo Diblumasiyada wadanka yukreyn kuwaas oo u badan, Dhiig iyo Indhaha Xaywaanka la Nooca Ah, Taas oo uu ku sheegay in ay tahay Fariin adag oo ka soo baxaysa Ruushka..

Share This:

Previous post
Next post

radiosomit (Website)

administrator

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.