Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Ronaldo Oo Isku Khalday Saudi Arabia iyo South Korea…
 Ronaldo Oo Isku Khalday Saudi Arabia iyo South Korea…
Cayaaraha

Ronaldo Oo Isku Khalday Saudi Arabia iyo South Korea…

by Raad Raac January 5, 2023 16 0 Comment

AA

Christeano Ronaldo ayaa Sacuudi Carabiya ku qabtay shirkiisa Jaraa’id ee ugu horreeyey tani iyo marki uu ku biiray naadiga Al Nassr.

Xiddigga kubadda cagta Ronaldo ayaa si lama filaan ah magaca waddanka soo dhaweeyey u khalday wuxuuna yiri:

Ma aha gabagabadi himilideyda dhanka ciyaaraha oo aan ku imid South Afrika  hadalkaasi oo loo arkay mid si ku talagal uu u dhihin balse carrabka uu ka boobay.

Mas’uuliyiinti Sacuudiga ee ku sugneyd goobta uu Ronaldo shirka jaraa’id uu ku qabanayey oo uu ku khalday magaca Sacuudi Carabiya iskuma dayin iney saxaan iyaga oo ilaalinaya teegaarayaasha Ronaldo ee Sacuudiga ku sugan.

Hase yeeshee dalka Koonfur Afrika uu Ronaldo sida khaldan ugu dhawaaqay taageerayaashiisa dalka South Afrika waxay ku abuurtay rajo ah inuu mar un u ciyaaro mid ka mid ah kooxaha ka jira dalka Koonfur Afrika ka ciyaaro.

Ronaldo ayaa naadiga Al Nassr sanadki ka qaadanaya mushaar dhan $200 oo malyan oo doolar, taasoo ka dhigeyso ciyaartooyga lacagta ugu badan sanadki qaata ee kubbad ciyaaro.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 65

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.