Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. ROBERT HUR OO LOO MAGACAABAY DACWAD LAGU SOO OOGAY MADAXWEYNAHA DALKA MAREEKANKA
 ROBERT HUR OO LOO MAGACAABAY DACWAD LAGU SOO OOGAY MADAXWEYNAHA DALKA MAREEKANKA
Wararka

ROBERT HUR OO LOO MAGACAABAY DACWAD LAGU SOO OOGAY MADAXWEYNAHA DALKA MAREEKANKA

by Fitaah Diinle January 13, 2023 14 0 Comment

AA

Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baaris ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey’ xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba xafiiskiisa kale ee ku yaalla gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo.

Xeer ilaaliyaha guud oo ah sarkaalka ugu sarreeya ee qaabilsan fulinta sharciga Maraykanka, ayaa u magcaabay dacwad-ooge Robert Hur, oo hore u ahaan jiray dacwad oogaha dawladda dhexe ee gobolka Maryland, inuu hoggaamiyo baadhitaanka lagu samaynayo waraaqaha sirta ah ee la helay.

 

 

Go’aanka xeer ilaaliyaha guud ayaa daba socday, isaga oo hore qareen gaar ah oo lagu magcaabo Jack Smith u magcaabay inuu baadhitaan kan la mid ah ku sameeyo madaxweynihii hore ee Donald Trump.

Donald Trump ayaa hore ugu guuldaraystay inuu xafiiska diiwaanka qaranka dib ugu soo celiyo waraaqo sir ahaa oo xasaasi ahaa, sida uu dhigayo sharciga Maraykanku, ka dib markii uu xilka ka tegey, hase ahaatee waraaqahaas ayaa markii dambe waxay FBI-du ka soo qaadeen gurigiisa raaxada ee ku yaalla gobolka Florida.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.