Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Rikoodh 9 Sano Ka Hor Laga Dhigay Ayuu Sameeyay.
 Rikoodh 9 Sano Ka Hor Laga Dhigay Ayuu Sameeyay.
Cayaaraha

Rikoodh 9 Sano Ka Hor Laga Dhigay Ayuu Sameeyay.

by Raad Raac January 13, 2023 11 0 Comment

AA

Xiddiga João Félix ayaa albaabka dambe ka galay taariikhda horyaalka premier League kadib markii uu ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay ee Blues.

30 Saac kadib markii uu ku soo biiray kooxda João Félix ayaa ku bilowday shaxda chelsea kulankii ay Blues guuldarada kala kulantay kooxda Fulham kulan ka tirsanaa premier League.

João Félix ayaa doonayay in uu isku muujiyo taageerayaasha kooxdiisa isla markaas cadeeyo in uu si weyn u caawin karo kooxda.

Laakiin habeenkiisa ayaa ku dhamaaday si aad u xun kadib markii kaadhka cas ee tooska ah loo taagay daqiiqadii 58-aad oo ahayd bilowga qaybta dambe ee ciyaarta.

Xiddiga Joao Felix ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee chelsea u ciyaara ee kaadhka cas loo taago kulankiisa ugu horeeya ee premier League.

Sidoo kale Felix ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee kaadhka cas loo taago kulankiisa ugu horeeya premier League tan ilaa Federico Fazio oo sidaas sameeyay 2014 isaga oo u ciyaarayay Tottenham kulan ay la ciyaaraysay man City.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 22

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 54

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.