Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. Richard Keyes Oo Weerar Ku Qaaday Man United
 Richard Keyes Oo Weerar Ku Qaaday Man United
Wararka

Richard Keyes Oo Weerar Ku Qaaday Man United

by Raad Raac January 13, 2023 8 0 Comment

AA

Richard Keyes ayaa ku jees jeesay saxiixii Manchester United Wout Weghorst isaga oo xiddiga reer Netherlands ku tilmaamay mid ku fashilmay kooxda Burnley iyo Premier League.

Wighurst, oo 30 jir ah, ayaa ogolaaday inuu amaah ugu dhaqaaqo Old Trafford inta ka dhiman xilli ciyaareedka ka dib markii United ay magdhow u siisay Besiktas 2.5 milyan.

Man United ayaa haatan isku diyaarinaysa in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga kaas oo ay doonayso in uu ciyaaro kulanka Manchester Derby.

Richard Keyes oo daadihiye ka ah shabakada beIN ayaa Man United ku weeraray goโ€™aanka ay Man United kula soo saxiixay xidiga weerarka ka ciyaaray.

Isaga oo arintaas ka hadlaya ayuu yidhiโ€Wout Weghorst waxa uu ku fashilmay Burnleyโ€.

โ€œMa xasuusto markii ugu dambaysay ee ay United ku ciyaartay xiddig aad u dheer, ma waxa uu ahaa Ron Davies? Joe Jordan?, laakiin wuu ciyaari karaaโ€ayuu sii raaciyay.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.