Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. RE’IISUL WASAARE KU XIGEENKA DALKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA DALKA DENMARK
 RE’IISUL WASAARE KU XIGEENKA DALKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA DALKA DENMARK
Wararka

RE’IISUL WASAARE KU XIGEENKA DALKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA DALKA DENMARK

by Fitaah Diinle January 14, 2023 18 0 Comment

AA

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Denmark Ee Soomaaliya, Steen Sonne Andersen, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan iyo arrimaha horumarka iyo xasilinta deegaannada laga xoreeyey khawaarijta.

Danjire Steen ayaa dowladda Soomaaliya ku amaanay horumarka ay ka gaartay dagaalka lagula jiro Khawaariijta, isagoo intaa raaciyay in Xukuumadda ay kala shaqayn doonaan sidii adeegyada assaasiga loo gaarsiin lahaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool deeganada la xoreeyey.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa uga mahad celiyey Danjiraha iyo dowladda Denmark dedaalada taageerada ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed siiyaan ee dhinacyada kala duwan leh.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 32

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.