Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. RAG DHAC U GEESANAAYAY SHACABKA MAGAALADDA MUQDISHO
 RAG DHAC U GEESANAAYAY SHACABKA MAGAALADDA MUQDISHO
Wararka

RAG DHAC U GEESANAAYAY SHACABKA MAGAALADDA MUQDISHO

by Fitaah Diinle January 14, 2023 6 0 Comment

AA

Ciidanka Booliska qeybta guud gaar ahaan ciidanka saldhigga Degmada Howlwaddaag ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo ka mid ah burcad hubaysan oo dhac u geysta dadka deggan xaafadaha kala duwan ee Degmada Howlwadaag ee Gobalka Banaadir

Ciidanka ayaa labadaan nin ka qabtay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha fiidnimadii hore ee xalay, iyaga oo dadka ku dhacayay Middiyo iyo waxyaabo la mid ah.

Dhanka kale, ciidanka Saldhigga deegaanka Ceelasha biyaha ee duuleedka Magaalada Muqdisho ayaa iyaguna soo qabtay labo ka mid ah koox ka ganacsata waxyaabaha maanka dooriya, kuwaas oo ku iibinayay xilliga la soo qabtay goob ay ku lahaayeen Deegaanka Ceelasha Biyaha.

War kasoo baxay Taliska Qeybta Guud Boliiska Gobolka Banaadir  ayaa lagu sheegay in markasta uu u taaganyahay sugidda Amniga caasimadda iyo deegaannada kale ee ku teedsan, si loo ciribtiro kooxda burcadda hubeysan ah iyo kuwa ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya ee dhibka ku haya Bulshada.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.