Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Qaxootigii Reer Rohingya oo la soo badbaadiyey
 Qaxootigii Reer Rohingya oo la soo badbaadiyey
Wararka

Qaxootigii Reer Rohingya oo la soo badbaadiyey

by Maxamed Ajiib December 28, 2022 8 0 Comment

AA

In ka badan 180 qof oo ka soo jeeda Qowmiyada Muslimiinta ee Rohingya oo in ku dhow hal bil doontii ay la socdeen lagu la’aa Badda ku ayaa la soo badbaadiyey.

Qaxootigaasi oo ay ka muuqatay macuul, Fuuq-bax iyo daal ayaa waxay doonidii alwaaxa ee ay la socdeen ay maanta ku soo caariday Xeebaha Gobalka Aceh ee dalka Indonesia.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR iyo xubno ka tirsan qaraabada Qaxootigaasi ayaa xaqiijiyey in Nolol lagu helay qaxootigaasi oo ka koobnaa 83 rag ah, 70 Haween ah iyo 32 Carruur ah.

Dhanka kale, ugu yaraan 20 qof oo ay ka mid ahaayeen Haween iyo Carruur ayaa ku dhintay Doonida dusheeda muddadii Afartii isbuuc ee ay Safar-baddeedka ku jireen.

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.