GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
QAAR KA MID AH IMAAMADA MASAAJIDADA KU YAALO SOMALILAND OO SHACABKA U SHEEGAY IN AY TAGAAN GOOBAHA COD BIXINTA
Culimadan oo oo kala ahaa Sheekh Axmed Dhimbiil Guuleed, Sheekh Yuusuf Cabdi Xoore, Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Faarax, Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil (Aw Libaax), Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan iyo Sheekh Cabdirashiid.
Ayaa waxay guud ahaan bulshada Somaliland u soo jeediyeen in ay is diiwaan-geliyaan, si ay uga qayb qaataan doorashooyinka komishanka doorashooyinka qaranku qorsheeyeen in ay dalka ka qabsoomaan sannadkan lagu jiro ee 2023.
Sheekh Axmed Dhimbiil Guuleed oo ah agaasimaha waaxda fadwada ee wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa, bulshada u soo jeediyay in nabadgelyada ilaaliyaan, kana faaโiidaystaan xiliga kooban ee ka hadhay diiwaan-gelinta.