Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. DAGAAL LOOGA ADKAADAY MAAMULKA SOMALILAND OO CAAWA KA DHACAY GUDAHA LAASCAANOOD
 DAGAAL LOOGA ADKAADAY MAAMULKA SOMALILAND OO CAAWA KA DHACAY GUDAHA LAASCAANOOD
Wararka

DAGAAL LOOGA ADKAADAY MAAMULKA SOMALILAND OO CAAWA KA DHACAY GUDAHA LAASCAANOOD

by Fitaah Diinle January 4, 2023 44 0 Comment

AA

Caawa magaaladda LAASCAANOOD waxaa ka dhacay dagaal qaraar oo u dhaxeeyay ciidanka Somaliland iyo ciidanka xaq u dirirka reer LAASCAANOOD oo ayaanย  dagaal toos ah kula jiray maamulka Somaliland.

Sidda lawadda ogyahayย  dad badan oo ka soojeedo LAASCAANOOD ayaa naftooda ku waayay sidii ay Somaliland ooga saari lahaayeen deegaankooda .

Muddo ka DIB caawa dagaal qaraar ah ayaa waxa uu dhaxmaray dadka reer LAASCAANOOD iyo MAAMULKA Somaliland oo caawa looga itaalย  roonaaday dagaalka ka dhacay gudaha LAASCAANOOD waxaana hadda eey gacanta u soo gashay magaaladda dadka reer LAASCAANOOD.

Waxii faah faahin ah kala socda warbaahinta somit.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.