Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. PSG OO KOOXAHA YURUB KU GARAACDAY DAAFAC KA CIYAARA HORYAALKA TALYAANIGA
 PSG OO KOOXAHA YURUB KU GARAACDAY DAAFAC KA CIYAARA HORYAALKA TALYAANIGA
Cayaaraha

PSG OO KOOXAHA YURUB KU GARAACDAY DAAFAC KA CIYAARA HORYAALKA TALYAANIGA

by Fitaah Diinle January 24, 2023 8 0 Comment

AA

PSG ayaa u muuqata mid helaysa oo waliba bilaash kula saxeexanaysa xiddig kamida daafacyada dhexe ee ugu wanaagsan wakhtigan Yurub waana Milan Skriniar oo Inter Milan ka tirsan.

 

Heshiiska uu Skriniar kula joogo Inter ayaa ah mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan waxaana uu wakiilkiisu si cad u sheegay inay Inter u sheegeen inuusan heshiis kordhin4 samaynayn.

 

Wakiilka Milan ayaa yidhi โ€œWaxaanu u sheegnay Inter in Skriniar uusan heshiis kordhin samaynayn, sida ay haatan arrimuhu yihiin waxaanu sheegnay inaanu xor u nahay inaanu la hadalno kooxaha kaleโ€.

Dhawaan ayay ahayd markii wargeyska ree France ee Lโ€™Equipe uu sheegay inuu Skriniar heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Paris.

 

27 sano jirkaas ayaa hore u diiday heshiis kordhin ay kooxdiisu usoo bandhigtay. Xagaagii 2022 ayay ahayd markii PSG ay dalab 55 Milyan oo euro ah ka gudbisay Skriniar balse ay Inter soo diiday.

 

Xataa waxa jirta hadal hayn ah in Skriniar uu suuqan January ka tagi karo PSG haddii ay Inter doorato inuusan bilaash kaga bixin xagaaga dambe.

Skriniar ayaa wakhtiga uu Inter joogay ilaa haatan 241 kulan usoo ciyaaray isagoo kula soo guuleystay Serie A, Coppa Italia iyo laba Supercoppa Italian.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.