LATEST ARTICLES

Cumar Cabdirashiid” Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta

Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma'arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan...

Raysal Wasaare Rooble oo maanta markale la kulmaya Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in maanta markale uu kulan kula qaato magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ayaa...

Hordhac: Real Madrid vs Real Sociedad – Tartanka LaLiga Oo Si Cad U Furmay, Zidane Oo Barca Booska Kala Baxaya, Wararkii Dhaawacyada Iyo Shaxaha...

Real Madrid ayaa caawa garoonkeeda Alfredo Di Stefano waxay ku qaabbilaysaa Real Sociedad iyadoo raadinaysa guushii shanaad oo xidhiidh ah ee ay soo hoyso...

Maxaa Iska Beddelay Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee Gool-dhalinta Horyaalka Premier League?

Tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxa uu ka duwan yahay sida uu noqday kala-sarraynta dhibcaha horyaalka oo...

Paul Scholes Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo Dhibaato Ku Ah Manchester United

Halyeygii Manchester United ee Paul Scholes ayaa rumaysan in kooxdiisu ay dhibaatoonayso kulamada waaweyn, isla markaana ay ka liicayso khadka dhexe, waxaanu mar kale...

Liverpool Oo Dhigtay Rikoodh Ay Kaliya Hal Koox Kaga Horaysay Taariikhda Premier Leageu.

Kooxda Liverpool ayaa ugu dambayn ku soo laabatay wadada guulaha kadib markii ay garaacday kooxda Sheffield United kulan ka tirsan horyaalka premier League. Goolal ay...

Thomas Tuchel Oo Dhigay Rikoodh Cajiib Ah Oo Uu Tababare Kaliya Kaga Horeeyay.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa dhigay rikoodh cajiib ah oo kaliya hal tabbare horay uga dhigay horyaalka premeir League. Thomas Tuchel ayaa kooxdiisa...

Liverpool Oo Guul Ay U Qalantay Ka Soo Gaartay Sheffield United, Weerarkooda Waa Uu Wacnaa.

Liverpool ayaa guul ay u qalmeen waxa ay ka gaareen Sheffield United0  oo ay marti u ahayeen waxa ayna uga talaabsadeen laba gool oo nadiif...

Ardayda Xudur oo dalbaday in laga caawiyo qalabka looga hortago Cudurka Covid-19

Goobaha Waxbarashada waxay ka mid ah yihiin goobaha ugu sahlan ee Cudurka safmarka ah ee Corono Virus uu ku faafi karo, iyadoo taas laga...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar gentaalo ah oo maleeshiyaadka...

Most Popular

Recent Comments