Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. OLALAHA TALAALKA CUDURKA JADEECADA OO LAGA DAAH-FURA MAGAALADDA SHINIILE.
 OLALAHA TALAALKA CUDURKA JADEECADA OO LAGA DAAH-FURA MAGAALADDA SHINIILE.
Wararka

OLALAHA TALAALKA CUDURKA JADEECADA OO LAGA DAAH-FURA MAGAALADDA SHINIILE.

by Fitaah Diinle December 28, 2022 15 0 Comment

AA

Ol’olaha tallaalka kahortagga cudurka Jadeecada iyo adeegyada iskudhafka ah oo Shinniile laga daahfuray.

Tallaalkan kahortagga cudurka Jadeecada ayaa la siinayaa carruurta da’doodu ka yar tahay 5 sano jirka, sida oo kale waxaa barbar socda adeegyada kale ee iskudhafka ah ee caafimaadka oo uu ka mid yahay tallaalka kahortagga caabuqa Covid-19.

Tallaalkan kahortagga cudurka Jadeecada iyo adeegyada kale ee iskudhafka ah ayaana guud ahaan si rasmi ah uga billaabmay degmooyinka gobolka Siti.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.