Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. ODIYAASHA GOBALKA AWDAL OO LAHADLAY BULSHADA GOBALKA AWDAL.
 ODIYAASHA GOBALKA AWDAL OO LAHADLAY BULSHADA GOBALKA AWDAL.
Wararka

ODIYAASHA GOBALKA AWDAL OO LAHADLAY BULSHADA GOBALKA AWDAL.

by Fitaah Diinle January 6, 2023 15 0 Comment

AA

Qaar kamid ahย  ย  cuqaasha,waxgaradka,dhalinyaradda iyo aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ku booriyey bulshada gobolka Awdal in ay qaataan kaadhka codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland.

Cuqaashan,Wax-garadkan iyo aqoonyahankan oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegay in loo baahan yahay in cid kasta oo qaan gaadhey intii ka dambaysay doorashooyinkii hore,ciddii aan qaadan kaadhka Cobixiyeyaasha iyo ciddii uu ka lumayba ay qaataan kaadhka Codbixiyeyaasya,isla markaana ay is diwaangeliyaan ,iyaga oo ka faaโ€™iidaystanaaya mudada ay diwaangelintu socoto.

Dhinacoodana xubno kamid ah dhalinyaradda gobolka Awdal ayaa iyaguna shacabka gobolkaas ugu baaqay,isla markaana usoo jeediyey shacabka gobolka Awdal in ay qaataan kaadhka codbixinta doorashooyinka,iyaga oo kula dardaarmay bulshada in ay guri guri u garaacaan dadka aan qaadan kaadhadhka ama qaan gaadhey waqtigan iyo kuwii uu ka lumay,si ay uga faaโ€™iidaystaan fursada waqtigan taagan ee lagu diwaangelinaayo dadka aan hore isu diwaangelin,kuwa doorashooyinkii ugu dambeeyey ka dib qaan-gaadhey iyo kuwii uu ka lumay kaadhka codayntu.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 23

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.