Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. ODAYAAL TAGAY DEEGAANADA EEY KA ARIMIYAAN ALSHAAB OO LAGU XIRAY DAGMADDA CADAADO.
 ODAYAAL  TAGAY DEEGAANADA EEY KA ARIMIYAAN ALSHAAB OO LAGU XIRAY DAGMADDA CADAADO.
Wararka

ODAYAAL TAGAY DEEGAANADA EEY KA ARIMIYAAN ALSHAAB OO LAGU XIRAY DAGMADDA CADAADO.

by Fitaah Diinle December 25, 2022 22 0 Comment

AA

Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee Galmudug.

Taliyaha Qeybta 21-aad General Xasan Jaamici oo saxaafadda la hadlay ayaa yiri” Odayaasha waa la xiray Waxaana loo gudbiyay Dhuusamareeb si sharciga loo horgeeyo cidna lagama aqbalayo in Khawaarij ay la tacaamusho”

Guddoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa yiri” Odayaasha maanta Hadlay waa dambiilayaal talaabo ayaana laga qaadayaa xitaa wariyaashii Wareystay cadaaladda ayaa la hor keenaa”

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.