Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Nuxurka Kulan Dhexmaray Gudoomiyeyaasha Ururada Ogaal Iyo Mideeye….
 Nuxurka Kulan Dhexmaray Gudoomiyeyaasha Ururada Ogaal Iyo Mideeye….
Wararka

Nuxurka Kulan Dhexmaray Gudoomiyeyaasha Ururada Ogaal Iyo Mideeye….

by Raad Raac December 22, 2022 5 0 Comment

AA

Nuxurka Kulan Dhexmaray Gudoomiyeyaasha Ururada Ogaal Iyo Mideeye 

gudoomiyeyaasha ururada Ogaal iyo Mideeye ayaa yeeshay kulan wada hadal ah, war ay ka soo saartay gudoomiye Rooda Cabdi Muuse ayaanay ku tidhi sidan:-

“Waxaa xalay noo qabsoomay kulan aniga iyo gudoomiyaha uruurka mideeye cismaan badmaax.
Kulankan diyarintiisa iyo casuumada waxaa lahaa gudoomiyaha ogaal rooda. Kulanka ayaa daarnaa sidan.
1) in la dardargaliyo sidii ay isu diwaangalin lahaayeen degaamada aanu ka soo jeedno guud ahaan
2) in siyaasada degaanka aanu ka soo jeedno noqdo mid aanu hogaankiisa hayno ,
3) in xisbigii kulmiye ee ay tageeri jireen dadkayagu, Maanta yahay mid shimbiro ka dhex heesayaan, oo lagu halayn karin masayrka dadkayaga iyo waangalintoodii baaxada lahayd . Iyo dorashadoodiie muga iyo muuqa waynayd.
4) labada masuul ayaa isla qaatay in madaxwaynaha qaran ka muse biixi qaatay doorkiisii kulmiye iyo kiisa mudo xileed ba. Isla markaana aanu lumin karin masayrka iyo codka dadka yaga.
5) Masuul ka ogaal rooda ayaa aaminsan 7 sano axmed silaanyo iyo kulmiye jogeen iyo 5 sano muse joogay, waxaa la daydayayaa siyaasadii , dhaqalihii , hogaamintii , taladii iyo horuumarkii degamada aanu ka soo jeedno
6) ugu danbayn kulamadan ayaa sii socon doono Laguna abaabuli doonaa in aany degaamadani dib ugu hungoobin xisbigii kulmiye, ee islamihiisiii xataa ka huleeleen, loogana tagay talada xun iyo xubno xileed xunka , Iyo cayda bahdulka , birmagaydada dalka.
NB:Tagerayaasha ogaal Markaad kulankan aragtaan ha moodin isku biirid OGAAL waxay ku tartami doontaa xisbi qaran lkn waxaan ka tashanaynaa dadkayaga oo uruuro leh in aan meel madow lagu sii haynin hawshaasina ogaal iyo mideeye u taalo …………………. Guul”
Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka Ogaal Rooda Cabdi Muuse

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.