Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Neymar Oo Ka Hadlay Haddii Uu Xulka Brazil Ka Fadhiisanayo Kaddib Qalbi Jabkii Koobka Aduunka…
 Neymar Oo Ka Hadlay Haddii Uu Xulka Brazil Ka Fadhiisanayo Kaddib Qalbi Jabkii Koobka Aduunka…
Cayaaraha

Neymar Oo Ka Hadlay Haddii Uu Xulka Brazil Ka Fadhiisanayo Kaddib Qalbi Jabkii Koobka Aduunka…

by radiosomit December 10, 2022 432 0 Comment

AA

Hoggaamiyaha xulka Brazil ee Neymar ayaa ka hadlay haddiiba uu kubadda cagta heer caalami ka fadhiisanayo kaddib markii ay xalay qaab niyad-jab leh uga hadheen koobka aduunka sanadkan 2022.

Neymar ayaa 30-kii daqiiqo ee dheeriga ahaa ee lagu daray kulankii Croatia dhaliyay gool loo arkayay midka Semi-Finalka geeyay Selecao balse xulka ree Yurub ayaa xilli dambe iska soo guday goolkaas rigoorayaalna ku badiyay.

Neymar oo saxaafada la hadlay ciyaartaas kaddib ayaa si cad u sheegay inuusan waxba ballanqaadi karin taas oo ka dhigan inay macquul tahay inuu Brazil ka hawl-gabaa.  

Daacadii  anigu ma garanayo. Waxaan filayaa inaan hada hadlaa way xuntahay sababtoo ah kulaylka daqiiqadan, laga yaabaa in aanan si toos ah u fikirayn ayuu yidhi 30 sano jirka PSG.

Inaan idhaahdo tani waa dhammaadkii waa inaan naftayda dedejinayo balse sidoo kale waxba ma ballanqaadayo  aynu aragno waxa dhaca mustaqbalka

Share This:

Previous post
Next post

radiosomit (Website)

administrator

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.