Rasomit Rasomit

Breaking News

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Netherland Mise Argentina? Rafael van der Vaart Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Caawa.
 Netherland Mise Argentina? Rafael van der Vaart Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Caawa.
Cayaaraha

Netherland Mise Argentina? Rafael van der Vaart Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Caawa.

by Raad Raac December 9, 2022 15 0 Comment

AA

Ciyaaryahankii hore ee Netherland Rafael van der Vaart ayaa rajo ka qaba in Holland ay garaaci doonto Argentina una gudbi doonto semi-finalka Koobka Adduunka 2022.

Xulka Argentina ayaa isha ku haysa in ay ku guulaystaan tartamada waaweyn oo xidhiidh ah kadib markii ay ku guulaystay Copa America waxana ay doonayaan in ay soo afjaraan abaarta koobka adduunka.

Lionel Messi iyo saaxiibadiis ayaa wajihi doona Netherlands kulan aad u xiiso badan oo ka dhici doona garoonka Lusail Stadium maanta oo jimce ah iyada oo xulka badiya midkood ka hor tagi doono Brazil ama Croatia semi-finalka.

Van der Vaart ayaana aaminsan in xulka Netherlands uu u gudbi doono marxalada soo socota iyadoo xulka Argentina uuna halis galin doonin xulkiis marka laga reebo Lionel Messi.

โ€œWaxa ay Netherlands ku badin doontaa guul fudud oo 3/0 ah, Messi mar kale waxa uu muujiyay in uu yahay midka ugu fiican adduunka laakiin xiddigaha xulkiisa ayaan ahayn kuwo fiicanโ€ayuu van der Vaart u sheegay OP1.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 26

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.