GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
Muxuu Yahay Qorshaha Muuse Biixi Ku Doonayay Inay Dagaalamaan Beeluhu Ee Fashilmay?
Xoghayaha Cadaalada Xisbiga ย Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa soo bandhigay ficilo uu Muuse Biixi Sameeyay oo ku doonayay inay isku dhacaan beelaha Somaliland.
Muuse Biixi oo xidhxidhay Saxafiyiintii ugu badnaa intii uu xilka hayay ayaa xoghayuhu sheeegay in ujeedada uu safaaxada uxidh xidhayay ay ahayd sidii ay iskugu dhici lahaayeen Beeluhu ย Muddo xileedkii Madaxwaynihii hore ee Somaliland Waxa la xidh xidhay Wariye yaashii ugu badnaa oo xukun xaaraan ahi ku dhacay, waxa sidoo kale la xidhay Salaadiin badan.
Waxaasi oo dhan waxa loo samaynaayay is ay qabaaโilku isku dilaan, balse qabaa. Ilkii ayaa ka fiicno aday oo fahmay waxa socdaa in ah kicin tahay ย Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha Cadaalada Waddani.
Muuse Biixi ayaa noqonaya Madaxwaynihii ugu xadhiga badnaa intuu xilka fadhiyay, isagoon xadhiga ukala soocin Salaadiin, siyaasiyiin, saxafiyiin iyo sidoo kale bulshada caadiga ah.