Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Muxuu Daarannaa Kulanka Dhex-maray Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkadda Genel Energy..?
 Muxuu Daarannaa Kulanka Dhex-maray Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkadda Genel Energy..?
Wararka

Muxuu Daarannaa Kulanka Dhex-maray Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkadda Genel Energy..?

by Raad Raac December 16, 2022 8 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha dhinaca farsamada ee Shirkadda Genel Energy Mike Adam iyo masuuliyiin kale.

Sida lagu sheegay war-qoraal kooban oo Ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, wasiir Maxamed Kaahin Axmed oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Yuusuf, waxa ay kulan dhawr saacadood qaatay la yeesheen madaxda Shirkada caanka ku ah qodista Shiidaalka ee Genel Energy oo Baadhista iyo qodis shiidaal ka wadda Somaliland.

Warka ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, waxa lagu yidhi, “Kulankan ayaa ahaa is xogwaraysi kooban, iyadoo shirkada Genel Energy ay dedaal ugu jirto sidii loogu guulaysan lahaa in Somaliland loo soo saaro khayraadkeeda ku duugan, taasoo ay qayb ka mid ah degaanada Jamhuuriyadda Somaliland ay ka wado shirkada Genel Energy baadhis iyo qodista shiidaalka, rajo aad u wayna laga qabo in lagu guulaysto.

Horumarka ay Jamhuuriyadda Somaliland ku socoto iyo higsiga ay Somaliland ku doonayso in ay la soo baxdo khayraadkeeda waxaa sabab u ah isku duubnida Xukuumadda iyo shacabkeeda, iyadoo meel loogu soo wada jeedo ilaalinta nabadgelyada iyo horuumarka dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxda Ka socotay Shirkada Genel Energy waxa ay kala ahaayeen Mike Adamโ€™s, Michael Hohbein, Ibraahin Xasan, Abdi Din Janale iyo James Hopkinson.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 22

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 53

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.