Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MUNAASABADDA LAGU XOOJINAAYAY AMNIGA MAGAALADDA JIGJIGA OO KA DHACDAY ISLA MAGAALADDA JIGJIGA.
 MUNAASABADDA LAGU XOOJINAAYAY AMNIGA MAGAALADDA JIGJIGA OO KA DHACDAY ISLA MAGAALADDA JIGJIGA.
Wararka

MUNAASABADDA LAGU XOOJINAAYAY AMNIGA MAGAALADDA JIGJIGA OO KA DHACDAY ISLA MAGAALADDA JIGJIGA.

by Fitaah Diinle December 24, 2022 20 0 Comment

AA

Munasabad lagu adkaynaayo xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya booliska iyo dhalinyarada m,m jigjiga ayaa lagu qabtay madasha shirarka ee Sayid Maxamad cabdilile Xassan

Munaasabada oo ay ka soo qayb galeen dhalinyarada m,mjigjiga Ayaa waxaana munaasabada si wadajira uga qayb galay hogaanka nabad Galayda magalada Jigjiga mudane.

cabdi maxamed iyo komishineer ku xigeenka komishinka booliska DDS sareeya guud Abdiraxmaan Axmad Nuur Ridhaat komishineer Yuusuf Maxauud muusa lataliyaha booliska ahna madaxa xidhiidhka dadwaynaha madaxa Dambi ka hortega komishinka booliska G/Sare maxamuud Cali Mataan iyo taliyaaha booliska magalada jigjiga isu xidhka booliska iyo bulshada magalada

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.