Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MUDANE AADAN FAARAX OO SHEEGAY IN XISBIGA BARWAAQO UU XOOGA SAARAYO HOWLAHA ILAALINTA XUQUUQDA IYO DANAHA DHALINYARADA
 MUDANE AADAN FAARAX OO SHEEGAY IN XISBIGA BARWAAQO  UU XOOGA SAARAYO HOWLAHA ILAALINTA XUQUUQDA IYO DANAHA DHALINYARADA
Wararka

MUDANE AADAN FAARAX OO SHEEGAY IN XISBIGA BARWAAQO UU XOOGA SAARAYO HOWLAHA ILAALINTA XUQUUQDA IYO DANAHA DHALINYARADA

by Fitaah Diinle January 1, 2023 19 0 Comment

AA

Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ahna Madaxa Xarunta dhexe ee Xisbiga Mudane Aadan Faarax ubraahim ayaa sheegay in Xisbiga Barwaaqo uu fiiro gaar ah siinayo hawlaha ilaalinta xuquuqda iyo danaha dhalinyarada.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa magaalada Adaama si rasmi ah uga daah furay shirwaynaha 1aad ee ururka dhalinyarada xisbiga barwaaqo.

Mudane Aadan ayaa sheegay in Xisbiga barwaaqo uu yimid halgan iyo naf huris balaadhan ee dhalinyarada ka qaadatay dhismaha xisbiga islamarkaana ay dhalinyaradu ahmiyad wayn u leeyihiin dhismaha nidaamka siyaasadeed ee ka fog dhagarta iyo xagjirnimada ee uu xisbigu wado.

Masuulka ayaa tilmaamay in 51% xubnaha xisbiga barwaaqo ay dhalinyaro yihiin, Halka Hogaaminta xisbigu 60% ay dhalinyaro yihiin, taasina ay muujinayso sida uu xisbigu ahmiyad gaar ah u siiyey dhalinyarada.

Sidookale Madaxweyne ku xigeenku Waxa uu cadeeyay in si looga baxo marxaladaha colaadeed iyo dagaalada labilaabayo dhaq-dhaqaaqyo si wayn dhalinyarada looga qayb geliyay, islamarkaana uu ka qayb galka abaabulan ee dhalinyaradu uu qayb libaax ka qaadan doono xaqiijinta himilada xisbiga.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.