Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Mid ka mid ah Xiddigaha Chelsea oo Diiday inuu Caddeeyo Mustaqbalkiisa Kooxda…
 Mid ka mid ah Xiddigaha Chelsea oo Diiday inuu Caddeeyo Mustaqbalkiisa Kooxda…
Cayaaraha Wararka

Mid ka mid ah Xiddigaha Chelsea oo Diiday inuu Caddeeyo Mustaqbalkiisa Kooxda…

by Raad Raac December 19, 2022 7 0 Comment

AA

Garabka kooxda Chelsea ee Christian Pulisic ayaa diiday inuu mustaqbalkiisa caddeeyo kahor suuqa soo socda ee January.

Pulisic ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay bixitaan ayaa Koobka aduunka wacdarro usoo dhigay xulkiisa Maraykanka isagoo hal gool iyo laba caawimood kusoo sameeyay afar kulan.

Ka dib markii uu muddo fasax ku maqnaa haatan Pulisic ayaa kusoo laabtay Chelsea isagoo isku diyaarinaya qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Pulisic ayaa tababarihii hore ee Thomas Tuchel u ahaa mid badi bedel u ah oo aan fursad badan ka helin, markale ayuu isla doorkaas uga ciyaaraa macalinka cusub ee Graham Potter.

Inta Koobka aduunku socday kooxaha lala xidhiidhinayay Pulisic ayay kamid yihiin Manchester United, Arsenal iyo Newcastle United iyadoo xataa Chelsea soo dhawayn doonta dalabaadka laga soo gudbiyo.

24 sano jirkaas oo mustaqbalkiisa haatan ka hadlaya ayaa sheegay inuu haatan diirada saarayo Chelsea balse ay waxkasta ka dhici karaan kubadda cagta.

“Haatan anigu gabi ahaanba waxaan kusoo laabtay Chelsea, diirada ayaan saarayaa waxaanan diyaar u ahay inaan dhammaystirashada xilli ciyaareedka balse waad ogtahay sida ay wax u shaqeeyaan kubadda cagta dhexdeeda

“Arrimuhu degdeg ayay isku bedelaan waxkasta ayaana dhici kara, wakhti xaadirkan anigu kaliya naftayda ayaan riixayaa waxaanan ku shaqaynayaa Chelsea sababtoo ah waa halka aan joogo haatan

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 49

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.